Horizon Natural Stone Art And Finishing Work

Horizon Natural Stone Art And Finishing Work Quruxda Gurigu Waa dhamaystirka danbe

30/01/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

21/02/2025
10/09/2024
Horizon decoration and finishing works
10/09/2024

Horizon decoration and finishing works

15/06/2024

Ciid Wanaagsan.

Ciid Wanaagsan Dhamaan umada muslimiinta Caalamka gaar ahaan shacabka Deegaanka iyo Dalka waxaan ugu hambalyeeynayaa munaasibada ciidul-adxa oo kamid ah maal-maha qiimaha badan ee bishan Carafo.

waxaan alle ka baryaya in ciidan ciideeda iyo ciido kale oo badan barwaaqo, cibaado suuban iyo caafimaad inagu gaadh-siiyo.

Markale waxaan shacabkeena sharafta leh ugu baaqaya inay joogteeyaan Caawimaada ay isu fidiyaan maal-mahan ciida oo kale.

Ciid Waanaagsan

13/06/2024

OGAYSIIS. QIIMA DHIMIS
Waxay shirkada qurxinta dhagaxa qoran ee horizon lasocodsiinaysa in ay shirkadu qiima dhimis samaysay Adeegyadii ay bixin jirtay ciidul adxa awgeed lyada oo ay shirkadu ka bilaabayso qiima dhimista ay shacabaka Dartii uga faaiidqynaysa Iyada oo wakhtiga ay ka bilaabmi doontana tahay malinka ciiida bisha dul xajj tahay 10 ilaa dhamaadka bishan dul xajj Insha Allah ka faa iidaysi wacan waana mudo dhan 20 cisho

Marnaba ha ogalaanin dhisme kharash badan kaaga baxay hadana aan quruxbadnayn Quruxda dhismuhu Waa dhamaystirka danbe ee...
09/06/2024

Marnaba ha ogalaanin dhisme kharash badan kaaga baxay hadana aan quruxbadnayn Quruxda dhismuhu Waa dhamaystirka danbe ee sooboqo shirkada qurxinta dhagaxa qoran ee horizon

19/05/2024
19/05/2024

Ku qurxi Dhismahaaga farsamooyinka dhagaxa qoran ee Horizon Natural stone Art.

Address

05
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horizon Natural Stone Art And Finishing Work posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category