Mizan Estate Agents Bosaso Bari

Mizan Estate  Agents Bosaso Bari Halkaani waa Page Aad Ka heli kartid wax yaaba kaa farhiya

15/05/2026

RIyada Gurigaaga Maanta Ha Noqoto XaqiiqoMa doonaysaa guri sharciyeysan, qiimo macquul ah, oo kuu diyaarsan deggenaansho...
24/01/2026

RIyada Gurigaaga Maanta Ha Noqoto Xaqiiqo

Ma doonaysaa guri sharciyeysan, qiimo macquul ah, oo kuu diyaarsan deggenaansho ama maalgashi?
MIZAN Real Estate Agency waxay kuu fududeynaysaa helidda guriga aad ku riyoonaysay si hufan, daacad ah, oo lagu kalsoonaan karo.

✨ Waxa aan kuu ballanqaadaynaa:
✔ Qolol waasac ah
✔ Waraaqo sharciyeysan
✔ Dhismo tayo sare leh
✔ Qiimo kugu habboon

📍 Bosaso – Puntland, Soomaaliya

👉 Nala soo xiriir maanta si aan kuu bilowno safarka helidda gurigaaga riyada ah.
MIZAN Real Estate Meesha kalsoonidu ka bilaabato 💙

jumma kariim اللّهُمَّ اجعل جُمعتنا نورًا وبركةً ومغفرة
02/01/2026

jumma kariim اللّهُمَّ اجعل جُمعتنا نورًا وبركةً ومغفرة

🏡 HAL ARIN AYA KOR U QAADA QIIMAHA GURIGAAGA!Ma ogtahay in Dayactir joogto ah uu yahay furaha ugu weyn ee kordhiya qiima...
24/12/2025

🏡 HAL ARIN AYA KOR U QAADA QIIMAHA GURIGAAGA!

Ma ogtahay in Dayactir joogto ah uu yahay furaha ugu weyn ee kordhiya qiimaha gurigaaga markaad iibinayso?

Haddii aad rabto:
✔ Inaad si dhakhso leh u iibiso gurigaaga
✔ Inaad hesho qiimo ka sarreeya intaad filaysay
✔ Iyo in aad la shaqeyso estate agents khibrad leh

➡️ MIZAN ESTATE AGENCY ayaa diyaar kuu ah!

📍 Waxaan kaa caawinaynaa:

Qiimeyn sax ah oo gurigaaga ah

Talooyin dayactir oo kor u qaada qiimaha

Suuq-geyn xirfad leh si aad iibsade u hesho

🔔 Hadda nala soo xiriir si aad u hesho la-talin bilaash ah!

👉 Send Message ama nagu soo qor Inbox
📲 Raac:
📍 Bosaso

نسأل الله أن يتقبل منا ومنكم صالح الأعمال،وأن يجعل هذا اليوم يوم خير وبركة وسكينة.🕌 MIZAN Estate Agency🌙 JUMMA MUBAARAK ...
19/12/2025

نسأل الله أن يتقبل منا ومنكم صالح الأعمال،
وأن يجعل هذا اليوم يوم خير وبركة وسكينة.

🕌 MIZAN Estate Agency
🌙 JUMMA MUBAARAK 🌙
Jimce barako leh dhammaan muslimiinta. Alle ha inaga aqbalo ducada, hana inaga dhigo kuwo qalbiyadoodu iftiimaan 🤲
Ha noqoto Jimce kheyr, raxmad, iyo nabad ah.

📍 بوصاصو

Mizan Real Estate waxa ay idiin rajaynaysaa maalin kheyr, barako iyo farxad Rabbaani ah.Jimcahan barakeysan, waxaan ku d...
12/12/2025

Mizan Real Estate waxa ay idiin rajaynaysaa maalin kheyr, barako iyo farxad Rabbaani ah.

Jimcahan barakeysan, waxaan ku ducaysanaynaa:
“Allahumma salli calaa Muhammad wa calaa aali Muhammad.” 🤲✨

Waxaanu idiin haynaa Guryihii ugu Nashqadda danbeeyey!  Haddii aad raadinayso guri casri ah, qiimo macquul ah, isla mark...
09/12/2025

Waxaanu idiin haynaa Guryihii ugu Nashqadda danbeeyey!
Haddii aad raadinayso guri casri ah, qiimo macquul ah, isla markaana leh dhismo tayo sare leh MIZAN REAL ESTATE ayaa maanta kuu diyaarisay guryo diyaar u ah degitaanka!

🏘️ Home Features:

✔ Qolal waasac ah
✔ Waraaqo sharciyeysan
✔ Pakin fiican leh
✔ Dhismo casri ah
✔ Qiimo macquul ah oo la awoodi karo

Haddii aad tahay qof raba:
In uu guri iibsado
In uu dhul kiro ah helo
Ama uu ka faa’iidaysto fursado real estate oo Puntland ah
➡️ Mizan Real Estate waa xalka aad raadineysay!

📞 La Xiriir:

Call: +252 90 000091
📍 Bosaso, Puntland – Somalia
👉 Follow us for more updates:
ul

jumma kariim dhamaan muslimiinta       t          a
05/12/2025

jumma kariim dhamaan muslimiinta
t a

jumma kariim
28/11/2025

jumma kariim

jumma kariim DHamaan muslimiinta
21/11/2025

jumma kariim DHamaan muslimiinta

Waxaan Kuu Haynaa Furaha Gurigaaga Riyada! 🔑Ma raadineysaa guri raaxo leh, ammaan ah oo ku habboon adiga iyo qoyskaaga?M...
20/11/2025

Waxaan Kuu Haynaa Furaha Gurigaaga Riyada! 🔑

Ma raadineysaa guri raaxo leh, ammaan ah oo ku habboon adiga iyo qoyskaaga?
Mizan Real Estate ayaa kuu joogta!
Waxaan kuu keenaynaa guryo tayo sare leh oo qiimo macquul ah, kuna yaal meelaha ugu wanaagsan Bosaso.

Maxaad naga dooranaysaa?
Guryo nadiif ah oo casri ah

Qiimo la isku halayn karo
Location fiican (Bosaso – Wada 30ka)
Adeeg degdeg ah & macaamiil daryeel buuxa
📞 La soo xiriir maanta: +252 400091
Si aad u hesho guriga aad mudan tahay

Address

Jidka Sodonka
Bosaso

Telephone

+252907754740

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mizan Estate Agents Bosaso Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mizan Estate Agents Bosaso Bari:

Share