09/06/2025
Oo ay qortay iskashatada Muruq-Maal.
Wuxuu ka waramaya Nuqulku Taariikhdii Qadiimka Ahayd Ee Iskaashatada Muruq-Maal Iyo Aasaartii Qadiimka Ahay Ee Ay Lahayd.
Waxa Lagu so bandhigaya shirwaynaha Ay qabsanayso iskaashatadu kaaso Ka Dhici Doona Burco.