CARWO NUUX

CARWO NUUX daah,duraaxado agab guri dhamaantii ,fadhi daalka bi,iyiyo
CARWO NUUX
Hargeisa, MAXAA CUSUB !!

Waxaan halkan Salaam and u qiimo badanMacmiiisha sharafta leh ugu Dirayaa maxaa cusub  bishan  todobaadkan
23/02/2025

Waxaan halkan
Salaam and u qiimo badan
Macmiiisha sharafta leh ugu Dirayaa maxaa cusub bishan todobaadkan

25/02/2024

Wasiirka Warfaafinta oo waxba k**a Jiraan ku Tilmaamay
Dooda ah in Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya uu Kordhinayo Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Md. Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa daboolka ka qaaday in heshiiska is-faham ee Somaliland iyo Itoobiya uu xoojinayo xasiloonida Mandaqada Geeska Afrika iyo cilaaqaadka dalalka gobolka.

Wasiirku waxa kaloo uu hadal barkuma taal ah ku tilmaamay dawladaha ku dooda in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya uu kordhinayo joogitaanka Alshabaab.

Wasiir Cali Xasan wuxuu sidaas ku bayaamiyay farriin uu ku daabacay bartiisa X (Twitter), waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan:-

"Dawlado ayaa ku andacoonaya in heshiiska is-faham ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya, uu kor u qaadayo joogitaanka Alshabaab, taasi oo ah hadaaqyo barkuma taal ah iyo fikrado siyaasadeed."

"Is-fahamka Somaliland iyo Itoobiya, wuxuu kor u qaadayaa xasiloonida gobolka. Waxaannu xoojinayaa
cilaaqaadka dalalka Geeska Afrika."

"Runtu waxa ay tahay inuu sare u qaaday shaqaaleynta xagjirnimada adduunka burburka iyo xasuuqa loo geystay Falastiiniyiinta.

Ugu yaraan 30 kun oo qof ayaa lagu dilay Qasa, kuwaasi oo saddex meeloodow laba ahaayeen haween iyo carruur. Falalkaa bahalnimada ah ee ka dhanka ah dadka aan waxba galabsan, ayaa keentay xagjiraynta malaayiin qof oo ku kala nool daafaha dunida,"ayuu yidhi Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan).

Qore: Cumar M Faarax

10/01/2024
Bushaaro macmiisha Carwo NuuxSuuqa GOBQNIMOHARGEISA SLANDINSHA LLLHSANADKA CUSIB 2024kaUgh talagaley ciroole iyo caruusk...
12/12/2023

Bushaaro macmiisha
Carwo Nuux
Suuqa GOBQNIMO
HARGEISA SLAND
INSHA LLLH
SANADKA CUSIB 2024ka
Ugh talagaley ciroole iyo caruuskaba inaanu kaga qeybqaadano dhismaha qoyskooda
Waad mhdsn thiiin
Allah Mahad leh

Address

GOBANIMO MARKET
Hargeisa
HTTPS://PIN.IT/7FEXJZ7

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634446100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CARWO NUUX posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CARWO NUUX:

Share