ALMAS Interior Design

ALMAS Interior Design interior design

20/07/2026

Naqshad qurux badan ma aha kharash, waa maalgashi.

Almas Interior Design waxay kuu abuureysaa jawi casri ah oo qurux, tayo iyo soo jiidasho isku darsan.

29/06/2026

Before & After plus the process Ugu imo Almas Interior Design

13/06/2026

Adeega 3D Rendaring oo imika Kugu Jira Discound

08/06/2026

Nashqad iyo Gacan wada socota Nogu kalay

25/05/2026

Furniture qurux badan keliya ma filna… tayada ayaa wax walba beddesha ✨

Waxaan kuu keeneynaa furniture tayo sare leh oo laga soo dalban karo dibadda si space-kaagu u yeesho muuqaal casri ah oo premium ah πŸ›‹οΈπŸŒ

21/04/2026

β€œMa rabtaa interior qurux badan adigoon lacag khasaariin?
πŸ“ž Nala soo xiriir: 639150928
πŸ“ Goobta: Mall Hadhwanag, Hargeisa/Somaliland
πŸ‘‰ Fadlan la wadaag si ay uga faa’iidaystaan dadka kale!

🚨 WE ARE HIRING – ALMAS INTERIOR DESIGN 🚨Ma tahay Interior Architect leh xirfad iyo hal-abuur? Fursad shaqo ayaa kuu fur...
29/03/2026

🚨 WE ARE HIRING – ALMAS INTERIOR DESIGN 🚨

Ma tahay Interior Architect leh xirfad iyo hal-abuur? Fursad shaqo ayaa kuu furan!

πŸ”Ή Booska: Part-Time Interior Architect

Shuruudaha:
βœ”οΈ Khibrad u leh interior design
βœ”οΈ Xirfad 2D & 3D (AutoCAD, SketchUp ama la mid ah)
βœ”οΈ Faham fiican oo design & technical ah
βœ”οΈ Qof masuul ah oo si madax-bannaan u shaqayn kara
βœ”οΈ Xiriir wanaagsan oo macmiil
βœ”οΈ Maskax hal-abuur leh (creative mindset)

πŸ“© Codso hadda: Ku soo dir CV-gaaga
πŸ‘‰ [email protected]

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah: 638556160
πŸ“ Mall Hadhwanag, Hargeisa

✨ Ku biir koox casri ah oo hal-abuur leh!

Ramadan kariim
19/02/2026

Ramadan kariim

✨ π–πžπ₯𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐭𝐨 𝐀π₯𝐦𝐚𝐬 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐒𝐨𝐫 & π‡π¨π¦πž 𝐂π₯𝐞𝐚𝐧 ✨Adeeg tayo sare leh oo Interior & Home Cleaning ah πŸ§ΉπŸ πŸ“ž Tell: 638 556 160πŸ“ Loca...
21/01/2026

✨ π–πžπ₯𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐭𝐨 𝐀π₯𝐦𝐚𝐬 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐒𝐨𝐫 & π‡π¨π¦πž 𝐂π₯𝐞𝐚𝐧 ✨
Adeeg tayo sare leh oo Interior & Home Cleaning ah 🧹🏠

πŸ“ž Tell: 638 556 160
πŸ“ Location: Hargeisa, Somaliland
🏬 Mall Hadhwanag

Nadiifnimo, qurxin & adeeg lagu kalsoonaan karo β€” nala soo xidhiidh maanta si gurigaaga ama xafiiskaaga u noqdo mid qurux badan ✨

Address

Hadhwanaag Mall
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALMAS Interior Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share