Bukaan Bile Specialist Hospital

Call Contact the business

Bukaan Bile Specialist  Hospital BUKAAN BILE
HOSPITAL

Hooyo kasta waxay mudan tahay daryeel caafimaad oo tayo leh inta ay uurka leedahay iyo xilliga dhalmada.
29/10/2026

Hooyo kasta waxay mudan tahay daryeel caafimaad oo tayo leh inta ay uurka leedahay iyo xilliga dhalmada.

Ilko-xirashadu waxay caawin kartaa toosinta ilkaha isku qalloocan, isku ciriirisan ama kala fogaaday, iyadoo hagaajinays...
28/10/2026

Ilko-xirashadu waxay caawin kartaa toosinta ilkaha isku qalloocan, isku ciriirisan ama kala fogaaday, iyadoo hagaajinaysa isku-aadka ilkaha marka la qaniinayo.

27/10/2026

Maxaa kordhin kara halista kansarka hunguriga?

25/10/2026

Myopia waa xaalad aragga ah oo ilmaha ku adkaato inuu si cad u arko waxyaabaha ka fog, halka waxyaabaha u dhow uu si fiican u arki karo.

JUMCO MUBAARAK
22/10/2026

JUMCO MUBAARAK

Cadaadiska Dhiigga waa Dilaa qarsoon oo dhaawaca MASKAXDA & KELYAHA
22/10/2026

Cadaadiska Dhiigga waa Dilaa qarsoon oo dhaawaca MASKAXDA & KELYAHA

Jumma Wanaagsan
15/10/2026

Jumma Wanaagsan

Haddii aad isku aragto calaamadahan, nagu soo booqo Bukaan Bile Specialist  Hospital si loo sameeyo baaritaan loona helo...
12/10/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan, nagu soo booqo Bukaan Bile Specialist Hospital si loo sameeyo baaritaan loona helo daaweyn ku habboon.

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaaa surta gal ah in aad qabto cagaarshow!
10/10/2026

Hadii aad isku aragto calaamadahan waxaaa surta gal ah in aad qabto cagaarshow!

Jumca mubarak
08/10/2026

Jumca mubarak

Address

Mogadishu

Telephone

+252615523347

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bukaan Bile Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bukaan Bile Specialist Hospital:

Shortcuts

Share