19/11/2025
Hagsan Interior Design waa shirkad si buuxda ugu takhasustay qurxinta gudaha iyo naqshadaynta casriga ah. Waxaan bixinaa adeegyo dhammaystiran oo ay ka mid yihiin. Nashqadeynta iyo qurxinta gudaha :-
Guryaha , xafiisyada , Hoteelada iyo goobaha ganacsi ee casriga ah.
Waxaan kuu diyaarineynaa naqshad gudaha oo qurux badan, casri ah, oo soo jiidasho leh, anagoo si dhow u tixgelinayna rabitaankaaga, baahidada iyo aragtidaada.
Waxaan isticmaalnaa agab casri ah, naqshadeeyaal khibrad leh, iyo qorshe hawleed cad oo hufan.
Hagsan Interior Design – From Vision to Reality.
📞 Nagala soo Xiriir wixii faahfaahin ah.
📞 +252 0613959563
📍 Mogadishu, Somalia – Taleex.