24/04/2025
πWAA LA JOOGAA!π*
QOFKII RAADINAYAY MIISYO CASRI AH OO QURUX BADAN, WAA KAA!
Markaanu ku dhownahay furitaanka SHOWROOM-keena cusub ee Hargaysa , waxaan idiinku bishaareynaa in aanu idiin keenay ururin cusub oo miisyo iyo kuraas ah β kuwa ugu tayo fiican iyo naqshad casri ah!
π₯ Naqshado layaableh
π₯ Qalab adag oo tayo sare leh
π₯ Qiimo la yaab leh oo KASTA gaadhi karo!
Iska diyaari β waxa imanaya SHOWROOM aad jeclaan doonto , halkaasoo aad si toos ah uga arki doonto alaabtan cusub!
Ku degdeg! Tirodu waa kooban!
πHargeisa
π La xiriir hadda si aad u sii xajisato!