Bakal Deco Lights

Bakal Deco Lights Transform your home with our home decor ✨ lights! Our products will create a welcoming and cozy.

MAALIN BOQRAN MACMIIL 🤩Macmiil waxa ku haynaa ARTIFICIAL SKYLIGHT LED LIGHT PANELS oo ah iftiimiye aad u quruxbadan oo a...
02/12/2024

MAALIN BOQRAN MACMIIL 🤩

Macmiil waxa ku haynaa ARTIFICIAL SKYLIGHT LED LIGHT PANELS oo ah iftiimiye aad u quruxbadan oo aad ku xidhi karto bilifoonka kaso ka dhiga goobta aad ku xidha mid indhaha dadka soo jidaneysa.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda
📍 Borama, Awdal, Somaliland

MAALIN QURUXBADAN MACMIIL 🤩💡🎼 E27 Led Music Bulb Foldable Ceiling Light RGBW oo ah iftiimiye aad ku xidhi karto qolalka ...
30/11/2024

MAALIN QURUXBADAN MACMIIL 🤩

💡🎼 E27 Led Music Bulb Foldable Ceiling Light RGBW oo ah iftiimiye aad ku xidhi karto qolalka jiifka, qolka fadhiga, hoolasha hotelada oo leh sameecad taso bluetooth ahan aad mobilekaga ama computerkaga ka xidhi karto.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda
📍 Borama, Awdal, Somaliland

🤩 Macmiil ULTRA THIN LED CEILING PANEL oo ah laydhka lagu xidho bilifoonka ee sedexda midab leh oo cabiro kala duwan leh...
27/11/2024

🤩 Macmiil ULTRA THIN LED CEILING PANEL oo ah laydhka lagu xidho bilifoonka ee sedexda midab leh oo cabiro kala duwan leh.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda
📍 Borama, Awdal, Somaliland

MODERN LED CEILING LIGHT waa iftiimiye casri ah aad ku xidhi karto hoolasha, guryhaya, qolalka fadhiga, barandaha iyo go...
25/11/2024

MODERN LED CEILING LIGHT waa iftiimiye casri ah aad ku xidhi karto hoolasha, guryhaya, qolalka fadhiga, barandaha iyo gobaha nasiimaha loogu talagalay kaso rabto inu indhaha dadka soo jiito.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda
📍 Borama, Awdal, Somaliland

🤩🫴 Iftiimiyahan waa Nordic Fabric Desk Light waa iftiimiye laba midab leh Cadaan iyo Madow oo aad sari karto miiska ama ...
17/11/2024

🤩🫴 Iftiimiyahan waa Nordic Fabric Desk Light waa iftiimiye laba midab leh Cadaan iyo Madow oo aad sari karto miiska ama koomadiin oo aad dhigan karto qolka xafiiskaga, qolka nasiimada, qolka hurdada kaaso ka dhigaya goobta goob qurux badan. Horay u soo gaadh Macmiil 🤩.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda

📍 Borama, Awdal, Somaliland

🤩🫴 Macmiil iftiimiyahan waa SHELF FLOOR LAMP oo ah iftiimiye lagu tala galay in la dhigo qolka hurdada, qolka fadhiga si...
12/11/2024

🤩🫴 Macmiil iftiimiyahan waa SHELF FLOOR LAMP oo ah iftiimiye lagu tala galay in la dhigo qolka hurdada, qolka fadhiga sido kale xafiisyada iwm. Macmiil waa iftiimiye aad ku so jidanaya oo u tayo wanaagsan.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda

📍 Borama, Awdal, Somaliland

🤩🫴 Macmiil ALUMINIUM LED CEILING SPOTLIGHT oo ah noocan ka sameysan aluminium ah oo loogu tala galay in bilifoonka ama s...
09/11/2024

🤩🫴 Macmiil ALUMINIUM LED CEILING SPOTLIGHT oo ah noocan ka sameysan aluminium ah oo loogu tala galay in bilifoonka ama safiitada lagu xidho kuwaso aad meeshi aad dooneyso u jeedin karto, goobtana ka dhigaya mid ifeysa oo indhaha dadka soo jiidaneysa h**e u soo gaadh macmiil.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda

📍 Borama, Awdal, Somaliland

🤩🫴 Macmiil waa Electric Control multi switch iyo single switch socket oo ah fiishta gidaalka oo dhowr nuuc iskula jirta ...
07/11/2024

🤩🫴 Macmiil waa Electric Control multi switch iyo single switch socket oo ah fiishta gidaalka oo dhowr nuuc iskula jirta mid laba ah iyo mid kali ah oo qaarkod ay watanaa USB Port iyo TYP-C port oo ah godadka aad xadhiga jarjarka aad galinayso ood madaxa charger uga maarmayso.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda

📍 Borama, Awdal, Somaliland

MAALIN WANAAGSAN 🤩💡🎼 E27 Led Music Bulb Foldable Ceiling Light RGBW oo ah iftiimiye aad ku xidhi karto qolalka jiifka, q...
03/11/2024

MAALIN WANAAGSAN 🤩

💡🎼 E27 Led Music Bulb Foldable Ceiling Light RGBW oo ah iftiimiye aad ku xidhi karto qolalka jiifka, qolka fadhiga, hoolasha hotelada oo leh sameecad taso bluetooth ahan aad mobilekaga ama computerkaga ka xidhi karto.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

📍 Borama, Awdal, Somaliland


Macmiil 🤩 waxa ku haynaa Super Bright Led Corn Bulb oo ah nal ama lamabad yar oo aad u iftiin badan oo aad goobta ku xid...
29/10/2024

Macmiil 🤩 waxa ku haynaa Super Bright Led Corn Bulb oo ah nal ama lamabad yar oo aad u iftiin badan oo aad goobta ku xidhaa ka dhigaysa mid iftiin badan oo tayo ahaan wanaagsan.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

📍 Borama, Awdal, Somaliland

🤩 Macmiil MODERN LED CEILING LIGHT oo ah iftiimiye casri ah oo loogu tala galay in bilifoonka lagu xidho ama gidaarka ka...
13/10/2024

🤩 Macmiil MODERN LED CEILING LIGHT oo ah iftiimiye casri ah oo loogu tala galay in bilifoonka lagu xidho ama gidaarka kaso ka dhigaya goobta mid aad u soo jidata indhaha dadka.

🏪🚶 Bakal Deco Lights
📲 63 8096594

🚛 Delivery waa Free Somaliland Gudaheeda

📍 Borama, Awdal, Somaliland

Address

Beside Fadan Fuel Station
Borama
NONE

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 23:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 08:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00

Telephone

+252638096594

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakal Deco Lights posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bakal Deco Lights:

Share

Category