25/08/2026
Xuska Dhalashada Nabiga ﷺ
Xarunta Dhaqanka ee Galmudug waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta, munaasabadda xuska dhalashada Nabigeenna Suuban Muxammad ﷺ.
إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا