25/02/2026
Waa tee dhacdadii keentay in Qiblada salaadda laga beddelo Baytul-Maqdis loona jeediyo Kacbada, xilligii Nabi Maxamed (CSW)?
A) Safarkii Israa iyo Micraajka kadib
B) Markii la soo degay suuradda Al-Faatixa
C) Intii lagu jiray salaaddii Duhur ee Masjidka Banu Salama
D) Kadib heshiiskii Xudaybiya
Raaya decoration raaya waa Rumeeyaha Riyadaada.