ASCAR Architects

Call Directions Contact the business

ASCAR Architects ASCAR ARCHITECTS 🏛️
✨ Designing Spaces, Inspiring Lives.
🏡 Architecture | Interior Design | 3D Rendering
📍 Hargeisa, Somaliland.

NEW RESIDENTIAL DESIGN Another residential design project prepared for one of our valued clients, located in Masallah, H...
13/10/2026

NEW RESIDENTIAL DESIGN

Another residential design project prepared for one of our valued clients, located in Masallah, Hargeisa, Somaliland.

Site Dimensions: 48m × 22m
Location: Masallah, Hargeisa, Somaliland
Project Type: Residential House Design

At ASCAR Architects, we focus on creating functional, attractive, and modern architectural designs that reflect our clients’ needs, lifestyle, and vision.

ASCAR Architects _Turning Your Vision into Reality.

NASHQAD CUSUB OO GURI DEGGANAAN AH | HODAN HILLSGurigani waa mid ka mid ah nashqadaha  aan u samaynay macaamiishayada qa...
12/10/2026

NASHQAD CUSUB OO GURI DEGGANAAN AH | HODAN HILLS

Gurigani waa mid ka mid ah nashqadaha aan u samaynay macaamiishayada qaaliga ah, kaas oo ku yaalla xaafadaha Hodan Hill, Hargeisa, Somaliland

- Cabbirka dhulka: 24m × 18m
- Goobta: Hodan Hills
-Nooca Nashqadda: Guri degganaansho

ASCAR Architects — Waxay riyadaada u beddelsaa naqshad qurux badan.

Ma doonaysaa inaad nashqadaysato guriga riyadaada ah? Naga la soo xidhiidh +252 63 8001118, +2524728599 si aan kaaga caawinno naqshadaynta iyo qorshaynta mashruucaaga.

ASCAR ARCHITECTS Naqshad Qurux Badan • Dhisme Tayo Leh • Ma rabtaa inaad dhisato dhisme casri ah? Waxaan kuu diyaarinayn...
10/10/2026

ASCAR ARCHITECTS

Naqshad Qurux Badan • Dhisme Tayo Leh •

Ma rabtaa inaad dhisato dhisme casri ah? Waxaan kuu diyaarinaynaa naqshad ku salaysan baahidaada iyo fikraddaada.

✅ Naqshadaynta Guryaha iyo Dhismayaasha
✅ La-talinta Dhismaha

📍 Goobta: Hargeysa, Somaliland
📞 Nala soo xiriir 63 8001118, +25263 4728599 si aad u hesho adeeg tayo leh.

ASCAR ARCHITECTS — Your Vision, Our Design.

Kusoo dhawaada Hoyga Nashqadaha ee Ascar Architects! Nashqaddan quruxda badan ee casriga ah waxaannu ka hirgelinnay xaaf...
10/10/2026

Kusoo dhawaada Hoyga Nashqadaha ee Ascar Architects!

Nashqaddan quruxda badan ee casriga ah waxaannu ka hirgelinnay xaafadda Degmada 31 May. Gurigani waxa uu cabbirkiisu yahay 24m × 18m.

Architects ugu kaalay Hal-abuur iyo naqshad qurux badan oo hoygaaga ka nashqadayso Ascar Architects.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+252638001118

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ASCAR Architects posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ASCAR Architects:

Shortcuts

Share