15/02/2026
Dhamaan macamisha Bahisoor waxaanu ugu bisharaynaynaa in aan idin furayno Carwo qiimo dhimis 50% ah oo aanu ku soo bandhigayno alaabo badan oo aad u tayo wanaagsan. Carwadu waxa ay furmaysaa . Carwadu waxay ka furmaysaa hoolka Carwo Bahisoor oo ka danbeya hotelka Summertime Jigjiga Yar, Hargeisa Somaliland. Faahfaahin nagala soo xidhiidh 0636250272