ILEYS handcraft and small industries cooperative

ILEYS handcraft and small industries cooperative ILEYS HANDCRAFT AND SMALL INDUSTRIES

Happy international women’s day
08/03/2024

Happy international women’s day




14/02/2024
13/02/2024
Waxaa Tababar 2maalin soconayay ku qabanay beledweyne hiiraan oo kusaabsan Value chain Animal feed (calafka xoolaha) dal...
22/08/2023

Waxaa Tababar 2maalin soconayay ku qabanay beledweyne hiiraan oo kusaabsan Value chain Animal feed (calafka xoolaha) dalaga kaso baxa beeraha Magalada oo ay ugu faaideesan karaan xoolahooda inay keyd ugu dhigan waqtiga barwaaqada si ay isticmaalan xiliga abaarta Hiiraan, Tababarkas waxaa bixiyay gudoomiyaha iskashatada farshaxanka iyo warshadaha ahna aasasaha iyo gudoomiyaha gabyow agriculture trading company sheikh ali





Waxa inoo daahfuray gudoomiyaha dhalinyarada gobolka bandir abdkafi mohamed makaran kuna soo dhaweyay xaruntiisa qar kam...
10/08/2023

Waxa inoo daahfuray gudoomiyaha dhalinyarada gobolka bandir abdkafi mohamed makaran kuna soo dhaweyay xaruntiisa qar kamid aha Masuuliyeen kasocday Mamaulka Gobalka Banadir iyo martisharafka bandhigayash




Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa nagalaS...
10/08/2023

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa nagala
So qeyb galay bandhigii 1waad iskashatada farshaxanka iyo warshadadha yaryar (Ileys ). Waxuuna ugu hambayeeyay iskaashatada ileys kuna dhiiragaliyay dhalinyarada halabuurka farshaxanka iyo warshadaha yaryar






Gudoomiyaha iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar ayaa bandhiga kuso dhaweeyay madaxda kaso qeyb gashay iyo ban...
10/08/2023

Gudoomiyaha iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar ayaa bandhiga kuso dhaweeyay madaxda kaso qeyb gashay iyo bandhigayasha Fadumo Sheikh Ali.



Waxaa aayadaha quraanka kariimka inoogu daahfuray walasheena Idil Mohidin Mohamed bandhiga farshaxanka iyo warshadaha ya...
10/08/2023

Waxaa aayadaha quraanka kariimka inoogu daahfuray walasheena Idil Mohidin Mohamed bandhiga farshaxanka iyo warshadaha yar yar gobolka banadir ee ILEYS oo lagu daahfuray


BANDHIGII 1aad ee farshaxanka iyo warshadaha oo qabtay iskashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar gobolka banadir ee ...
10/08/2023

BANDHIGII 1aad ee farshaxanka iyo warshadaha oo qabtay iskashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar gobolka banadir ee ILEYS oo lagu daahfuray

Address

Xamarweyn
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ILEYS handcraft and small industries cooperative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ILEYS handcraft and small industries cooperative:

Share