Capital Interior and furniture

Capital Interior and furniture waxaan nahay shirkad ka shaqeysa furniture nuucyadiisa kala duwan, sida jikooyinka, decorationka, Gypsum boardka.

14/06/2026

Farxad ayey noo tahay in aan qalabeyn iyo qurxin ku sameyno Qolka shirarka (Meeting room) ee Gudiga maaliyada iyo dhaqaalaha ee Aqalka Sare ee somalia.




Kusoodhawoow Dalkaada Garsoore Omar Abdulkadir Artan.
10/06/2026

Kusoodhawoow Dalkaada Garsoore Omar Abdulkadir Artan.



09/06/2026

Kuraas Raaxo leh.

06/06/2026

Waxaa sharaf noo ah inaan ka qeyb qaadanno qalabeynta Maqaayada Prime Coffee and Restaurant.
See les

Jumma Mubarak.
05/06/2026

Jumma Mubarak.

Waxaa sharaf noo ah inaan ka qeyb qaadanno qalabeynta  Maqaayada Prime Coffee and Restaurant.Tayo, qurux iyo adeeg casri...
04/06/2026

Waxaa sharaf noo ah inaan ka qeyb qaadanno qalabeynta Maqaayada Prime Coffee and Restaurant.
Tayo, qurux iyo adeeg casri ah ayaan ku xoojinay goobta si ay Macaamisha iyo shaqaaluhuba u helaan jawi Dagan oo raaxo leh.

02/06/2026

Halkee Jeclaan laheyd in aan kugu sameyno qurxin iyo qalabeyn?

Tareenka  Qurxinta iyo Qalabeynta guryaha iyo xafiisyada Haka harin.
31/05/2026

Tareenka Qurxinta iyo Qalabeynta guryaha iyo xafiisyada Haka harin.

Eid Adha Mubarak.
26/05/2026

Eid Adha Mubarak.

Maalinta Carafo waa maalin aad u fadli badan oo Alle dambiyada ku dhaafo addoomihiisa. Soonka maalintan wuxuu cafis u ya...
25/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin aad u fadli badan oo Alle dambiyada ku dhaafo addoomihiisa. Soonka maalintan wuxuu cafis u yahay dambiyadii sanadkii tagay iyo kuwa sanadkan. Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “Waxaan Alle ka rajeynayaa in soonka Carafo uu dhaafo dambiyada sanadkii h**e iyo sanadkan.”
Ka faa’iideyso maalintan ducada, dikriga iyo camalka wanaagsan.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614331177

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Capital Interior and furniture posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Capital Interior and furniture:

Share