Shakir Foam

Shakir Foam Official page of Shakir Foam Factory Kusoo dhawow Pageka rasmiga ah ee Warshadda Isbuunyada Shakir

Goob kasto aad joogtid waxa aan kuu jirnaa hal wicitaan oo kali ah.
19/06/2026

Goob kasto aad joogtid waxa aan kuu jirnaa hal wicitaan oo kali ah.

Waxa aan mar walba u taganahay si aad u heshid hurdo caafimaad iyo raaxo leh.
17/06/2026

Waxa aan mar walba u taganahay si aad u heshid hurdo caafimaad iyo raaxo leh.

Barkinta Habeen Wanaagsan waxay yareynaysaa cadaadiska qoorta yo dhabarka.
16/06/2026

Barkinta Habeen Wanaagsan waxay yareynaysaa cadaadiska qoorta yo dhabarka.

Goobta loogu jecelyahay guri kasta.
14/06/2026

Goobta loogu jecelyahay guri kasta.

Joodariyaal ku suntan hurdo caafimaaad iyo firfircooni leh.
12/06/2026

Joodariyaal ku suntan hurdo caafimaaad iyo firfircooni leh.

Joodariyaal u diyaarsan caafimaad qabka carruurta
10/06/2026

Joodariyaal u diyaarsan caafimaad qabka carruurta

Waxaan kuu heynaa joodariga dookhaaga ah!
07/06/2026

Waxaan kuu heynaa joodariga dookhaaga ah!

Farqiga u dhexeeya labiska wiilasha Ciidul-Fitriga iyo CiidulAdxaa.🤣
27/05/2026

Farqiga u dhexeeya labiska wiilasha Ciidul-Fitriga iyo CiidulAdxaa.🤣

Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda waxay dhammaan umadda muslimiinta ah ugu hambyeynayaan munaasabadda ciidul Adxa.Farxad...
26/05/2026

Maamulka iyo shaqaalaha shirkadda waxay dhammaan umadda muslimiinta ah ugu hambyeynayaan munaasabadda ciidul Adxa.

Farxad iyo caafimaad ku ciida.

Nabiga ﷺ Waxa uu yiri "ducada ugu kheyrka badan waa ducada maalinta Carafo. Hadalka ugu kheyrka badan ee Aniga iyo nabiy...
26/05/2026

Nabiga ﷺ Waxa uu yiri "ducada ugu kheyrka badan waa ducada maalinta Carafo. Hadalka ugu kheyrka badan ee Aniga iyo nabiyaashii iga horreeyay aan dhahno waa:

"لا إله إلا الله وحدهُ لا شريك لهُ، لهُ الملكُ ولهُ الحمدُ، وهو على كل شيءٍ قدير

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252611111126

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakir Foam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shakir Foam:

Share