MURUQ MAAL furniture repairs

MURUQ MAAL furniture repairs WALALAHEYGA QALIGA MURUQ MAAL FURNITURE REPAIRS

FURFURIDA XERXERIDA JIFAFKA ALAWAHA ESTARADA KURASTA FADHIGA I.W.M.

sodhawow kunah sodhawow farsamo kurali geliso mrwalba

05/03/2026

🔧 Dayactirka Miisaska Holalka Xafladaha iyo Shirarka

Miisaska lagu isticmaalo holalka xafladaha, aroosyada, iyo shirarka waxay u baahan yihiin dayactir joogto ah si ay u noqdaan kuwo nadiif ah, ammaan ah, oo muuqaal wanaagsan leh.

Daryeel Technician waxay bixisaa adeegyo xirfad leh oo ku saabsan:

✔️ Dayactirka iyo hagaajinta miisaska jaban ama daciifay
✔️ Adkeynta lugaha miiska iyo qaybaha kala go’a
✔️ Nadiifinta iyo hagaajinta muuqaalka miisaska
✔️ Hubinta in miisasku diyaar u yihiin xaflad kasta ama shir kasta

Ujeedadeenu waa in holalkaaga ay u muuqdaan kuwo qurux badan, ammaan ah, oo diyaar u ah martidaada.

Haddii aad u baahan tahay dayactir xirfad leh oo lagu kalsoonaan karo, nala soo xiriir maanta.

Daryeel Technician — Xirfad iyo Daryeel aad ku kalsoonaan karto.

04/05/2022

   DIB UDIYACTIRKA IYO SAMEYNTA   FADHIYADA NOCYADODA KALA DUWAN IGU IMOW MURUQ MAAL FURNITURE REPAIRS&UPHOLSTERY
03/05/2022

DIB UDIYACTIRKA IYO SAMEYNTA FADHIYADA
NOCYADODA KALA DUWAN IGU IMOW
MURUQ MAAL FURNITURE REPAIRS&UPHOLSTERY

01/05/2022
    Clothes hanger = dharsurka ciyalka
01/05/2022

Clothes hanger = dharsurka ciyalka

    WARDROBE  ARMAJO DHARKA CIYALKA  OQURUXBDAN
30/04/2022

WARDROBE ARMAJO DHARKA CIYALKA OQURUXBDAN

                 SHOES RACK STORAGE KAWO SAAR QURUXBDAN  MACMIL KUSODHAWOW HADAD UBAHANTAHY GURIGAGA LGUGU KENAYA
29/04/2022

SHOES RACK STORAGE

KAWO SAAR QURUXBDAN MACMIL KUSODHAWOW HADAD UBAHANTAHY GURIGAGA LGUGU KENAYA

          TV WALL CABINET SODHAWOW MACMIL ADIGA WANKU SAMEYN KARNAA
28/04/2022

TV WALL CABINET
SODHAWOW MACMIL ADIGA WANKU SAMEYN KARNAA

27/04/2022

FURFURID XERXERID ALLAWAHA ESTARADA. SODHAWOW MACMIL

WHATSAPP_NUMBER_0683117206

   Only  can make it this
25/04/2022

Only can make it this

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252616076452

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MURUQ MAAL furniture repairs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MURUQ MAAL furniture repairs:

Share