26/09/2025
Sharif, ilmihiisa iyo xaasaskiisa waxa ay dagan yihiin Uganda.
Rooble, ilmihiisa iyo xaaskiisa waxa ay dagan yihiin Sweden.
Saacid, ilmihiisa iyo xaaskiisa waxa ay dagan yihiin United States, ama Mareykanka.
Khayre, ilmihiisa iyo xaaskiisa waxa ay dagan yihiin Norway.
Abdirahman Abdishakuur, ilmihiisa iyo xaasaskiisa waxa ay dagan yihiin United Kingdom ama Ingiriiska.
Dadka nucaan ah oo banaanbax aan hal cunug waxba kaga noqoneyn kaga dhawaqaayo magaalada Mogadishu oo amnigeeda iyo xasiloonideed dhiig badan uu ku daatay.