03/06/2026
Saxanka Jikada ee Gaashaan Finishing Company.
Marka tayo, qurux iyo casriyeyn la isku daro, waxaa dhasha saxannada jikada ee ay farsamayso Gaashaan Finishing Company.
Waxaan kuu dhiseynaa saxanno adkeysi leh, naqshad casri ah leh, isla markaana kor u qaadaya muuqaalka gurigaaga, apartment-kaaga ama hotel-kaaga.
π Gaashaan Finishing Company waxay ku faantaa inay soo saarto qaar ka mid ah saxannada jikada ee ugu tayada sarreeya uguna casrisan dalka iyo caasimadda Muqdisho.
β
Naqshado casri ah
β
Qalab tayo sare leh
β
Adkeysi muddo dheer ah
β
Shaqo xirfad leh oo nadiif ah
π Isgoyska Howlwadaag, Muqdisho
π 0615669672 / 0615016597
Gaashaan Finishing Company β Quruxda iyo tayada jikadaada waa mudnaanteenna.